Posts

KHATARAHA DUNIDA SOO SOCDA.

Image
Sida ay qortay xarunta cilmi-baadhista ee PEW Research Center, waxaa dunida halis ku ah shan waxyaabood oo galin kara dunida khatar weyn, waxaa ka mid ah: 1- Cudurada AIDS, EBOLA Iyo Cudurada Dilaaga Ah Cudurka Coronaha ee waa khatarka ugu weyn ee hada dunida haysta waxay keenin kartaa in abuurmaan qaybo kale duwan oo asalkeedu yahay Corona hadda waxa aad soo socda cuduro laga yaabo in ka xun yihin cudurka coronaha Wadamada ka hooseeya saxaraha weyn ee Afrika waxaa halis xooga ugu jiraan cudurka AIDska, EBOLA isagoo si xawli ah u koraya maalinba maalinta ka dambaysa, waxaa wadamada la tabcaaneen la dagaalanka cudurada, waa halis guud oo dunida oo dhan ku soo socta taas oo keeni karta dabargo ku yimaad dadka dunida ku nool. 2- Nacayb Diimeedka Waxaa bariga dhex ka soo koraya nacaybashiyo ku salasan diinta, taas oo mudooyinkii ugu danbeeyey si xooga ah u soo kordhaya, taas oo horseeday in colaadi ka qarxisay deeganada bariga dhexe, waa mid ku fidi doonto dhamaan dunida 3- ...

WAA MAXAY MIDNIMADA?

Xooga midnimada waa awood aan la hore istaagi Karin, oo meel kasto iyo markasta leh awoodeed dheeradka ah, umadda kasta oo ku nool dunida weyn, sida ay u midaysan tahay ayay u gaadhaa guulaha nolosha ee kale gadinsan, hadaba aan eegno ama kale qaadno midnimada waxay tahay iyo sababaha keen in la midoobo. Midnida waa isku duubnida dad ku dan ah ama wadaag sida dhaqan ama diin ama dhul ama fikir kaas oo abuurta awood ay u fuliyaan waxa doonaya ama ku gaadhaan halka ay rabaan.              Waxaa marka hore ka hadlaynaa akhriste midnimada qoyska: labad qofka ee nolosha wadaagayaa marka ay ka midsan yihiin hadafka ay ka leeyihiin noqosha waxaa la arkaa in ay gaadhaan guulo degdeg ah, oo gaadhisiiya badhaadh wacan oo nololadee. waxaan taas keen in labad qof ka simahan yihiin xaga fikirada iyo aragtida nolosha, ujeedo midaysan ka leeyihiin nolosha aduunyo iyo aakhiradaba,  waxay taas tusaale inoogu ah qoysaska hareerahe...